Sélection du message

10 Siyaabood Oo Looga Hortagi Karo Sixirka, Isha iyo Xaasidka !

Wuxuu ku sheegay Ibnu Qayyim kitaabkiisa Badaaic alfawaaid Toban arrimood Oo Lagaga Hortagi Karo Sixirka Isha iyo Xaasidiinta Ilaahay ...

jeudi 23 juin 2022

ISHA XASADKA SIXIRKA IYO JINKA

Calaamadaha lagu garto dhaxalnimo isha xasadka sixirka iyo jinkaba 




 1- Waalidka amase mid kamidda oo xanuunsanayaan.

 2- Ubadka oo xanuun la'il daran .
 3- calaamadaha jinka jidhka ku jiro laga helo amase sixir ha ku yimaado ama xasad gaar ahaan waalidka iyo ubadkaba .
 4- calaamadaha jinka guriga degan laga helo .
 5- daal fara badan uu dareemo qofka xanuusanayo oo culeys uu saaran yahay gaar ahaan maalinta jimcaha .
 6- waxyaabo qaybiyaadka ah wax looga waramo tusaale dadka dhimanaya hore wax kasi ogaada iyo waxyaabaha dhacaya oo kasii ogaada intayse dhicin .
 7- isku xidhnaasho buukanka waalidka iyo ubadkaba amase cafimaadka waalidka isku xidhan cafimaadka ubadka walow xanuunadda jirka ku dhaco xubnaha ha ahaate.
 8- Aragti uu arko jiman in fara badan ( taasi waxay cadeenaysa dhaxal jin inay sugayso wiilka yar intuuse gaarin 16jir ) .
 9- isfahmi la'aan jiro guriga gaar ahaan waalidka iyo ubadka .
 10 - calaamadaha zuhriyada laga helo waalidka iyo ubadka amase mid kamidda .


 Silsilada taxana ah waxaanu ka hadli doona sidda loo cilaajiyoo sixirka, isha, xasadka, dhaxalnimo ee lasocod wanaagsan .





Aucun commentaire:

Enregistrer un commentaire

asc aadban kaaga mahadcelinaya sida wanagsan aad nalaso xidhiidhtay wixii aad su'aal aad qabtid fadlan halkan hoose noogu reeb ama lambarka 0025377884513 nalaso xidhiidha whatsappka mahadsanid